Isticmaalka kombiyuutarka waa la kormeeri karaa waxaana laga yaabaa inay adag tahay in si buuxda loo nadiifiyo. Haddii aad ka walaacsan tahay in isticmaalkaaga internetka la kormeerayo, fadlan naga soo wac lambarkan: 800-344-7273.

Haddii aad u baahan tahay inaad si dhakhso ah uga baxdo boggan, dhagsii badhanka "Ka baxso Shabakadda" ee ku jira hagitaanka ama halkan guji.